welcome to Galdogob University | جامعة شرق إفريقيا - فرع مدينة جلدجب

أخبار الجامعة

Xafladda Furitaaka sannad dugsiyeedka 2018-2019 ee jaamacadda bariga afrika - Galdogob

Xafladd Furitaaka sannad dugsiyeedka 2018-2019 ee jaamacadda bariga afrika qaybteeda degmada Galdogob iyo arday dhammaysay koorso caafimaad oo usocotay intii ay jaamacaddu xirnayd.

Read More
Ardeyda ka qalin jabisay jaamacadda Galdogob 2017

Waxaa ka qalin jabiyey jaamacadda bariga afrika faraceeda Galdogob sanadkii 2017 ardey isugu jira wiilal iyo gabdhaba, kuwaasoo qeyb weyn oo muuqata ka qaatay horumarinta degmada.

Read More
Ururuka Waxbarashda Tusmo & Kaalinta Jaamacadda Galdogob

xaflad ka qabsoontay hoolka shirarka Tawakal ee Galdogob ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka Ururka , waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha jaamacada Galdogob oo kamid ahaa asaasayaashii ururka tusmo Mudane Muuse M.takar.

Read More