welcome to Galdogob University | جامعة شرق إفريقيا - فرع مدينة جلدجب

course - Shariah

كلية الشريعة والدراسات الإسلامية

Hordhac:


Kuliyada shareecada ee jaamacada bariga afrika waxaa la aasaasay sanad jaamacadeedkii Sep.2011 . Waxay na kamid tahay kuliyadihii ugu horeeyay ee jaamacada lagu bilaabay..

  • Aug - Dec 2018
  • 4 - 6 hours
  • 60 seats

Qaybaha kuliyada:

Kuliyadu takhasusyo kala duwan ayey leedahay oo kala ah:

  1. Qaybta fiqiga iyo usuulka
  2. Qaybta kitaabka iyo sunada
  3. Qaybta usuusha dacwada
  4. Qaybta qaanuunka

choose your course